(Somali) Warbixin loogu talagalay waalidiinta Dardargalinta waxbarshada ku salaysan adeega casriga ah ee dugsiyada degmada Larvik Adeegsiga ku kaydsiga daruuraha(Skytjeneste GfE) Dhammaan ardayda iyo shaqaalaha dugsiyadda hoose/dhexe ee Larvik waxa ay nasiib u yeesheen in ay helaan konto waxabarasheed degelka Google taas oo ku salaysan ku kaydsi daruureedka loo yaqaan (Google for Education (GfE).Adeegan cusubi waxa oo ku salaysan yahay hab casriyeedka (iclouds) ku kaydsiga daruuraha kaas oo ka caawin doona waxbarashada, wada shaqaynta iyo wax soo saarka.Adeegan casriga ah marka aad isticmaalayso waxaa aad u baahan tahay inaad ku xidhnaato internettka waxa kale oo lagama maar maan ah in aad haysato Ipad, kumbuyuutar amma moobiiladda casdriga ah. Marka aad adeegsanayso Ipadka amma mobilka waxa aad u baahantahay in aad soo dejisato apper si aad u adeegsan karto adeegan casriga ah. Adeegan waxaa loogu talo galay qaybta waxbarashada ee degmadan, isticmaalkiisuna waa lacag laáan waxa kale oo u uka dhawrsanyahay xayaysiiska. Adeegan kaydsi daruureedku waa adeeg hufan oo kuu suura gelinaayo in aad wakhti kasta, koob wal oo aad joogtaba adeegsato ha ahaato adiga oo jooga dugsiga amma adigoo jooga gurigaaga. Waxa kale oo kaydsi daruureedku kuu fududaynayaa in aad kaga shaqaynkarto isla casharkii dugsiga adoo gurgaaga jooga. Waxa kale oo adeegani kuu sahlayaa in aad shaqo wadaag yeelataan ardayda iyo macaliminntaba. Macalimiinta dugsiyada degmadan Larvik waxa ay tababar ku saabsan adeegan casriga ah qaadan doonaan inta lagu jiro xiligan gu´ga taas oo u fududayn doonta in ay adeegan cusub ku shaqayn doonaan.Macalimiintuna waxa ay tababari doonaan ardayda gu´gan dhexdiisa illaa iyo dayrta . Wax tarka adeegani muxuu yahay(GfE)? ● Qoraalka:waxaa uu faaíido u yahay habaynta qoraalka oo ku salaysan internettka,taas oo ardaydu shaqadooda ku fushankaraan guriga iyo duhsigaba taasi oo bedelaysaa borograamkii loo yaqaanay Microsoft Word. ● Galxisaabeed: Waa barnaamij ku sahlaya kashaqaynta xisaabaadka oo ku salaysan internettka kaas oo bedeli doon barnaamijkii hore ee Microsoft Excel. ● Barnaamijka soo bandhigida: Waxa uu ku salaysan yahay internettka waxa aanu bedelidoonaa Microsoft PowerPoint.

● Kaydinta: adeegani wuxuu leeyahay kaydin ku salaysan internettka oo aan xadaysnayn taasi oo ardaydu ku kaydsan karto (qoraalada,sawirada,filimada iyo heesahaba). ● Gmail: Waa boosto ku salaysan internettka, ardaydana u suuragalinaaya in ay kala xidhiidhaan wada shaqayna la yeeshaan ardayda kale iyo macalimiintaba. ● Qalab cusub oo kalena waa loosoo gudbin doonaa ardayda. Hab isticmaalka adeegan. Ardaygu marka uu isticmaalayo adeegan waa in uu galo bogga dugsiyada degmada ee www.larvikskolen.no, waxaanu ka geli doonaa qaybta Feide. Feide waa bog ka wada dhexeeya waxbarashad waddankan oo dhaner.Qaybta ardaygu ka galayo boggan waxaa maamulaya degmada Larvik .Haddii uu ardaygu ilaaba erayada sirta ah (password) ee uu ku galaaya boggan waxaa ka caawinaya dugsiga uu dhigto ardaygu in uu u furo.

Ilaalinta macluumaadka Degmada Larvik waxa ay heshiis kula gashay wakiilka shirkadda Google in ay dharsanaadaa macluumaadka ardaydu taas oo nuxurkeedo yahay inaan la iibin karin, cidkale aan loo gudbin karin loogana faaíidaysan hab xayaysiis. AAaladda casriga ah ee IPad/nettbrett ee ardayda Degmadda Larvik iyada oo la jaan qaadaysa waxbarashad casriga ah waxa ay doorteen in ay dugsiyada ku isticmaalaan aaladda Ipadka taas oo tayadeeda iyo barnaamijyadeeda waxbarsho ay aad u heersareeyaan.Waxaan sannad dugsiyeedkan lagu tijaabiyey dugsiga Mesterfjellet skole.Waxa intaa dheer waxaa ardayda loogu shubay Ipadada walxaha loo yaqaano apper kuwaas oo ah barnaamijyo waxbarasho oo ku salaysan arday walba fasalka uu dhigto . Waxa kaloo ah in la ogaado in aanay suurtagal u ahayn ardayda in ay iyagu soo dejisan karaan apper aaan ahay kuwa dugsigu ugu shubay. Habsami u socodka waxbarashado waa in ay hogaamiyi yeelato, macalinku waa hoogaamiyaha fasalka waajibkiisuna waa in uu ardayda wax baro haddaba ardaygu marka uu fasalka fadhiyo waa in uu ku isticmaalaa Ipadka waxbarasho oo kaliya, waa in ardaygu tixgeliyo hab socodka waxbarashada. Anshaxa wanaagsan ee internettka iyo ilaalinta macluumaadku waa muhiimadda kowaad ee degmada.Waxaa la xasuusinayaa waalidiinta in ay wajibkooda tahay in ay caruurtooda la socdaan fiiro gaarana u yeeshaan marka ay isiticmaalayaa internettka marka ay ardaydu guriga joogaan.Internettku waa degal baladhan oo waxkasta laga helo .Wakhtiga dugsiga ay joogaan macalimiinta ayaa ka masuula waxa ay ka daalacanayaan internettka. Vi anbefaler ikke at

nettbrettene lades om natten. Waxaanu waalidiinta kula talinaynaa in aan habeenkii Ipadka la dabayn. Goormaa ardayda la siinayaa Ipadka? Sida qorshuhu yahay ardayda dugsiyada degmadan Larvik waa la siin doonaa Ipadyada. Waxaa la bilaabayaa xiligan go´ga in jadwal loo dejiyo habkii ardayda loogu qayabin lahaa qalabka dugsi kasta oo ka mid ah dugsiyada degmada taas oo sida qorshuhu yahay bilaabmi doonta bisha august 2016.Dugsikasta ugu yaraan fasal ka mid ah ayaa la siin doonaa Ipadyo, waxaana loosoo diri doonaa warqad ah heshiis ameeheed (Låneavtaler) oo walidka looga baahan yahay in ay soo saxiixaan.. Wax suaal ah hadii aad qabto? Na soo waydii. Doorka muhiimka ah ee ay waalidku ku leeyihiin waxbarashada. Ka qayb qaadasha waalidiinta waxbarashada caruurtooda waxa ay kaalin adag oo muhiim ah ka qaadata kor u qaadista aqoonta waxbarasho ee caruurtaForeldrenes . Waxa kale oo la ogaaday haddii ay waalidku carruurta ku dhiiri geliyaan waxbarasha dugsigana ay wadashaqay wacan la yeeshaan in ardayaydu horumar wax ku ool ah ay gaarayso.Habkan cusub ee waxbarashada aaladaha casriga ku salaysani waxa ay macalimiinta dugsiyadda u horseedaysa hab wax barid casriyaysa iyaga iyo ardaydaba, waajibka kowbaadna wuxuu saaran yahay macalimiinta, waalidka waxa looga baahanyahay in ay ay ardayda ku dhiiri geliyaan waxbarashadooda. Habka ugu fiican ee waalidku u taageeri karo caruurta waa in uu tuso taageero suáalana ka waydiiyo casharadooda. Waxa kale oo la ogaaday waxbarashadan casriga ah ee ku salaysan Ipadka in ay buuxinayso arday walba baahiidisa waxbarasho ee ku sugan awoodiisa aqooneed.Waxa kale oo ay faaíido weyn u tahay ardayda u baahan caawimaad dheeri ah sida ardayda lab luuqadoodka ah iyo kuwa baahiyaha khaaska ah ba.Dugsiyada degmadu waxa ay waalidiinta uga deeqayaan koorso ku salaysan isticmaalka aaladahan casriga ah ee Ipadka amma(nettbrett).

iPad Somali.pdf

There was a problem previewing this document. Retrying... Download. Connect more apps... Try one of the apps below to open or edit this item. iPad Somali.pdf.

235KB Sizes 6 Downloads 200 Views

Recommend Documents

PDF Download My iPad (Covers iOS 9 for iPad Pro, all models of iPad ...
My iPad, Eighth Edition, helps you quickly get started with your new tablet, and use ... Web, and send and receive email and messages * Download and install apps ... Use AirDrop and iCloud Drive to share files and information with your other ...

Download My iPad (covers iOS 7 on iPad Air, iPad 3rd/4th generation ...
Download My iPad (covers iOS 7 on iPad Air, iPad ... receive email * Download and install apps to make your iPad even more useful ... files and information with other iOS devices in your vicinity * Manage your contacts, and then connect with.

Using The iPad In Your Academic Workflow Best iPad Productivity ...
Jan 3, 2013 - INPUT into the iPad from either your computer (iTunes sync), the cloud (DropBox and WiFi), or ... laptops, smart carts, and the classroom smart podium .... For special presentations and projects, Exhibit A ($10) is worth.

Using The iPad In Your Academic Workflow Best iPad Productivity ...
Jan 3, 2013 - Simply drag a file to DropBox on your computer (PC/Mac), and it will show up on your iPad .... -9- David Berg NITOP 2013. ANY. OFFICE. APP ...

iPAD MATEMATICA.pdf
-Math cakes Math cakes Math cakes -Cloud math -Cloud math Cloud math -Mojo math -Mojo math Mojo math -Pesciolino Pesciolino Pesciolino. -Balancing ...

iPad Troubleshooting.pdf
Page 2 of 2. iPad Troubleshooting.pdf. iPad Troubleshooting.pdf. Open. Extract. Open with. Sign In. Main menu. Displaying iPad Troubleshooting.pdf. Page 1 of ...

iPad Tirgrinsk.pdf
Page 2 of 76. CATT FORD. Una Mano Fuerte. Escaneado y corregido por MERCHE Página 2. CATT FORD. Una mano fuerte. A Strong Hand (2009) ... ብድሆ ንዘለዎም ተምሃሮ። ቤት ትምህርቲ ላርቪክ ንወለዲ ናይ አይፓድ

iPad Troubleshooting.pdf
iPad. You do this by pressing. down for three or more seconds. on the power button (top right). until the screen goes. PERMANENTLY DARK. Wait half a. minute ...

garageband pdf ipad
Sign in. Loading… Whoops! There was a problem loading more pages. Whoops! There was a problem previewing this document. Retrying... Download. Connect ...

sign pdf ipad
There was a problem previewing this document. Retrying... Download. Connect more apps... Try one of the apps below to open or edit this item. sign pdf ipad.

rocket-ipad-apps.pdf
1. Loading… Page 1. rocket-ipad-apps.pdf. rocket-ipad-apps.pdf. Open. Extract. Open with. Sign In. Main menu. Displaying rocket-ipad-apps.pdf. Page 1 of 1.Missing:

rocket-ipad-apps.pdf
Page 1 of 1. 4 Rocket iPad Apps. by @wfryer stem.wesfryer.com. Moon Lander. NASA Rocket. Science 101. Autodesk. Digital STEAM. Applied Mechanics. SimpleRockets. free. free. free. $1. Page 1 of 1. rocket-ipad-apps.pdf. rocket-ipad-apps.pdf. Open. Extr

ipad opendns instructions.pdf
Page 1 of 1. OpenDNS FamilyShield Router Configuration Instructions. https://support.opendns.com/entries/46060260-FamilyShield-Router-Configuration-Instructions. FamilyShield is a special service offered by OpenDNS distinct from our standard packages

Ipad Training Presentation.pdf
Sign in. Loading… Whoops! There was a problem loading more pages. Retrying... Whoops! There was a problem previewing this document. Retrying.

IPad Learning Goals.pdf
Sign in. Loading… Whoops! There was a problem loading more pages. Whoops! There was a problem previewing this document. Retrying... Download. Connect ...

salvar pdf ipad
Whoops! There was a problem loading more pages. salvar pdf ipad. salvar pdf ipad. Open. Extract. Open with. Sign In. Main menu. Displaying salvar pdf ipad.

ipad air app.pdf
There was a problem loading more pages. ipad air app.pdf. ipad air app.pdf. Open. Extract. Open with. Sign In. Main menu. Displaying ipad air app.pdf.

ipad initial setup.pdf
Loading… Whoops! There was a problem loading more pages. Retrying... Whoops! There was a problem previewing this document. Retrying... Download. Connect more apps... Try one of the apps below to open or edit this item. ipad initial setup.pdf. ipad

RDM iPad Theft.pdf
Sep 13, 2012 - Depending on the severity of offense, iPad privileges may be revoked and textbooks issued to student. Page 1 of 1. RDM iPad Theft.pdf.

RDM iPad Rules.pdf
Depending on the severity of the incident, the iPad may. be taken from student and textbooks issued. Page 1 of 1. RDM iPad Rules.pdf. RDM iPad Rules.pdf.

ipad 2 wiki.pdf
Page 1 of 1. Page 1 of 1. ipad 2 wiki.pdf. ipad 2 wiki.pdf. Open. Extract. Open with. Sign In. Main menu. Displaying ipad 2 wiki.pdf. Page 1 of 1.